dhoohanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhoohan. ld dhoohanaansho, dhoohnaan, dhoohnaansho.

dhoohan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-hanaa, hanayd/-hnaa, -hnayd)

Macnaha:

  1. Qof had iyo jeer aan feejignayn oo waxa hareerihiisa ka dhacaya aan la socon.

dhoohanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhoohanaan.

dhoohnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhoohanaan.

dhoohnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhoohanaan.