dhoolbirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhoolbir². ld dhoolbir¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhoolbir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qosol yar oo ilka caddays ah; dhoolla caddeys. 2. ld dhoolbirid.
  2. Qosol yar ilkuhu muuqdaan qoslid; muusood; muusadbid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur