dhooqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dhoobo aad u qoyan. 2. Wasakh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wasakhQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Uskag; dhusuq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0