dhoqranaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhoqran. ld dhoqranaansho.

dhoqran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qare, bocor, iwm wax dhoqor loo yeelay ahaansho.

dhoqranaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhoqranaan.