dhowaandhaladQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Fikrad, qalab iwm hore u jiri jirin oo waqti dhow soo baxay. ld dhawaandhalad.