dhoys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l)

Macnaha:

  1. Qof aan tirsiimo lahayn; caaq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caaq

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. C. ah qof aad u garaad yar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur