dhudhus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhusundhus.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhusundhus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dhusundhus, m.dh) Geed-quwaax leh dheecaan dufan leh oo urtiisu sida gaaska tahay. ld dhudhus.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur