dhufaanmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhufaanan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhufaanan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-nmay, -nantay; -nmi)

Macnaha:

  1. Wax la dhufaanay noqosho.
  2. Wax la dhufaanay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur