Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dhufaanan². ld dhufaannaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-nmay, -nantay; -nmi)
Macnaha:
Wax la dhufaanay noqosho.
Wax la dhufaanay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur