dhufsane-yaraha ay wadaagaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal ..., m.l/dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Dhufsanayaasha ay wadaagaan laba ama dhawr tiro midka ugu yar waxa la yiraahdaa dhufsane yaraha ay wadaagaan tirooyinkaas. Waxa loo soo gaabiyaa 0 dh.y.w.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

y

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee alifba'da af soomaaliga waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

w

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (wa') Xarafka kow iyo labaatanaad ee alifbada af soomaaliga waana shibbane.).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur