dhugaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhugayso. ld dhugaysad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhugayso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax nishaabid. 2. (f.mg) Dhukaan qaadid (geel). 3. (f.mg) Garaad yeelasho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhugaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhugaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur