dhugdhugley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhugdhugle.

dhugdhugle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Gaadiid yar oo laba shaag iyo matoor leh oo hal qof ama laba qaadi kara. ld dhugdhugley.