dhuguc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Miro aad u bislaaday; dhuubaan. 2. ld dhugucid.
  2. Miro aad u bislaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhuubaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Miro bisil oo engegan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur