dhuhdhuhle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhuxdhuxle.

dhuxdhuxle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof warsheegid badan oo dadka isku dira. ld dhuhdhuhle.