dhukayasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhukayo.

dhukayo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-yday, -yatay)

Macnaha:

  1. Dhukay iska bixin.