dhul-rif
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-fyo, m.dh)
Macnaha:
- (jool.) Lisanka dhulka ku dhaca ee ka dhasha dabaylaha, biyaha socda, mase barafka iyaga oo qaadaya waxyaalihii dhulka ka rifmay sida ciidda iyo dhagxaanta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

