dhulfiiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof u qaybsan xaaqidda ama nadiifinta magaalada.