dhulgariir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- Ruxashada dhulka ka dhacda oo dushiisa dildillaac u yeesha oo burbur iyo waxyeello badan keenta.
- (jool.) Dhaqaaqa ama jaraynta oogada dhulka oo ku billaabata si dabiici ah, kana billaabata meel ka hooseysa oogada dhulka. Mararka qaarkood dhaqaaqaasi wuxuu u keenaa isbeddel waara heerka sinnaanta dhulka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

