dhulgoosi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhulgoosad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhulgoosad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hab dhaqan-dhaqaale ku dhisan oo dhul-beereed dadyari hantiyo. ld dhulgoosi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur