dhulmad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhulman.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhulman

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.l)

Macnaha:

  1. Qolof adag fidsan, laba qalbac ah oo nafleyda yaryar ee baddu ku dhex nooshahay. ld dhulmad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur