dhulmareenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Qof dalal badan maray oo waayo arag ah. 2. Qof dhul aan hore loo aqoon helay.