dhummay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dhummay, m.dh) Geed-abaareed ay maygaagga isku bahyihiin oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar leh.