dhunji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iwm).