dhunkuluuluxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhunkuluuluxsan. ld dhunkuluuluxsanaansho.

dhunkuluuluxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la dhunkuluuluxiyay ahaansho (cunto).

dhunkuluuluxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhun- kuluuluxsanaan.