dhunkuxsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhunkuxso. ld dhunkuxsad, dhunkuxsi.

dhunkuxso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax adag oo aan la calaalin liqid.

dhunkuxsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhunkuxsasho.

dhunkuxsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhunkuxsasho.