dhuqmeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. dhuqmeyso.

Lamidka: dhuqmeyso

dhuqmeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Meel cariiri ah wax kala soo bixid.