Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg dhuran¹.
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
- Wax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (qof).
- Wax la dhuray ahaansho (biyo).