dhurowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Liibaan; khayr. 2. ld dhuroobid.Liibaan, taran, khayr iwm helid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
liibaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Khayr; baraare; guul.Khayr la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
khayrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-raad, m.l)Macnaha:Wax wanaag ku jira oo dhan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhuroobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhurow².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0