dhusinraacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(baay.) Koridda xubno ka tirsan geedka iyaga oo ka jawaabaya cuf-isjiidadka.