dhuubnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhuubnow. ld dhuubnaan.

dhuubnow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dhuuban noqosho. 2. Wax caato ah noqosho.

dhuubnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhuuban. ld dhuubnaansho, dhuubni.