dhuugidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhuug². ld dhuugis, dhuuqid, dhuuqis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhuugQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Cayayaan ay fowfowlaha isku bahyihiin, leh af dhuuban oo uu dhiigga xoolaha kaga nuugo, geeluna dhukaanka ka qaado.1. Biyo iwm afka ama qalab kale, ku soo jiidid. 2. Sigaar cabid. ld dhuuq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhuugisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhuugid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhuuqidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhuugid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhuuqisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhuugid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00