dhuuki

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Si tartiib ah oo gaadmo ku jirto u socosho (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur