dhuumaalaysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhuumaalayso. ld dhuumaalaysad, dhuumaalaysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhuumaalaysoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:1. Dhuu mashow cayaarid (qof). 2. Gag- gabbasho; dhuundhuumasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhuumaalaysadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhuumaalaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhuumaalaysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhuumaalaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0