dhuumato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal; hulkujir.

hulkujir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.l)

Macnaha:

  1. Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal. ld dhuumato, hulkujire.