dhuundhas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dareere ama neef xoog u diisan oo ka soo baxaysa dhuun af-yar kana dhalata nakhaska (qashinka) ay tuurayaan marwaxadaha neefeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur