dhuundhebid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhuundhaw². ld dhuundhaw¹ (2).

dhuundhaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gowricidda neef geel ah la gowraco. 2. ld dhuundhebid .
  2. Neef geel ah gowricid.