dhuundhuumashow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.

dhuudhuumashow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhuundhuu- mashow.