dhuundhuumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhuundhuun². ld dhuundhuun¹ (3).

dhuundhuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hilib aad loo daahiyay. 2. Miro aad u bisil. 3. ld dhuundhuumid.
  2. 1. Wax bisayldhaaf ah noqosho (hilib). 2. Wax aad u bisil noqosho (miro).