dhuunidoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof raadinaaya cunto uu ku noolaado kaliya; hunguridoon.