dhuunyeeri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ruux bixidda ka hor si gaar ah u yeerid (neef geel ah).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur