dhuuqsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhuuqso. ld dhuuqsad, dhuuqsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhuuqsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Xarig iwm si adag gacmaha ku qabsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhuuqsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhuuqsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhuuqsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhuuqsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00