dhuurcaso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Jaadadka quraanyada mid ka mid ah oo midabkeedu cas yahay, yaryar oo aad u qaniinya kulul. ld dhuuricaso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhuuricaso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhuurcaso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur