dhuurteeQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geedgaab cufan oo ka mid ah dhir-abaareedka oo ay xooluhu daaqaan, lehna caleemo yaryar oo dhuudhuuban.