dhuuryid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhuur³.

dhuur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed abaareed dheer oo ka baxa dhulka dhanada ah.