dhuus

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Neef kolkol sanqari weheliso oo qurmuun oo nafleyda qaarkeed xaggeeda dambe ka timaadda. ld dhuuso.
  2. Dhuuso sii deyn.

dhuuso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhuus¹.