dhuux-lafo-holac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaama- coodka dhuuxa iyo lafaha oo uu keeno caabuq. Waa khatar la socota markii lafi jabto, waa in si aad ah looga taxadaraa mar walba oo dhuuxa la gaaro xilliga qallinka lafaha iyo xubno-isgoysyada. Waxa kale oo keeni kara jeermi dhiigga la socda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur