dhuuxidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhuux³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhuuxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Sooh baruurta u eg oo xididdo yaryari ku safanyihiin oo lafaha dheerdheer ku dhex jira oogada nafley. 2. Lafta geedaha walax yar oo jilicsan oo ku dhex jira. 3. Togga calooshiisa biyuhu maraan.(c.nafl.) Nudo jilicsan oo ku yaallo moqorka dhexe iyo meelaha bannaan ee gudaha lafta. Markay dhashaan iyo markay yaryihiin xayawaanku dhuuxa lafahooda oo dhami waxa uu sameeyaa unugyada dhiigga.1. Laf, dhuux kala bixid. 2. Hadal ama arrin aad u fahmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0