dhuxdhuxlayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhuxdhuxlee. ld dhudhuhlayn.

dhuxdhuxlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Dirdira sameyn. ld dhudhuhlee.

dhudhuhlayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhuxdhuxlayn.