dhuxulkurreeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Jirac qaniinyo kulul. 2. Jaad dibaqallooca ka mid ah oo yar oo qaniinyo kulul.