dhuyac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Jaad geedaha ka mid ah aan qodax lahayn, caleemo yaryar oo laamo-laamo u baxa. ld dhuyuc.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhuyuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhuyac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur